Intiina badan waxaa laga yaaba in ayna maqlin ninkan lagu magacaabo Hitler_ka africa,waana boqorkii hore ee lagu magacaabi jiray Leopod daha labaad(2) kaasi oo aan waxba kaga duwanayn Hilter, starlin, iyo mussalini marka la eego dhanka dhiig daadinta…